Ha’yadda WHO oo digniin culus ka bixisay halis ku soo wajahan qaarada Afrika

Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Cilmi baaraayaal ka tirsan ayaa sheegay in 250 malyan qof oo ku nool Afrika in sannad gudahood uu ku dhici karo cudurka COVID-19. Corona ayaa si xowli ah ugu baahay gudaha qaaradda, haatan wuxuu gudaha u galay xero ay ku nool yihiin dadka barakacayaal ah gudaha Suudaanta Koonfureed. Daraasadda ay sameeyeen oo … Continue reading Ha’yadda WHO oo digniin culus ka bixisay halis ku soo wajahan qaarada Afrika